Sh.Dirir
Sh.Maxamad Cumar Dirir wuxuu ka mid yahay culimada soomaaliyeed kuwa ugu muhiimsan ilaahay
mahadiis waxaa noo suurto galay inaan helno qaar ka mid ah muxaadaraadka iyo duruusta uu akhriyay
sheekhu ilaahayna waxaan ka baryaynaa inuu u saaro miisaanka xasanaadkiisa anagana uu naga dhigo
kuwa waxa ay maqlaan kiisa wanaagsan qaata kuna camal fala sheekhu waxa uu dagan yahay magaalada
Hargaysa ee wadanka Soomaliya Xafidahulaahu
Halkaan ka dhagayso Duruusta Sheekha
Sh.Mustafe
Sh.Mustafe X.Ismacil wuxuu ka mid yahay culimada soomaaliyeed kuwa ugu muhiimsan ilaahay mahadiis waxaa noo suurto galay inaan helno qaar ka mid ah muxaadaraadka iyo duruusta uu akhriyay sheekhu ilaahayna waxaan ka baryaynaa inuu u saaro miisaanka xasanaadkiisa anagana uu naga dhigo kuwa waxa ay maqlaan kiisa wanaagsan qaata kuna camal fala sheekhu waxa uu dagan yahay magaaladaHargaysa Soomaaliya
Halkaan ka dhagayso Duruusta Sheekha
luqada
| No | Magaca sheekha | Kitaabka | Dhagayso |
| 01 | Sh.Cabdulqadir Cukaasha | Al-Kawaakib | Dhagayso |
| 02 | Sh.Cabdulqadir Cukaasha | Laamiyatul Afcaal | Dhagayso |
| 03 | Sh.Cabdulqadir Cukaasha | Al Ujruumiyah | Dhagayso |
| 04 | Sh.Bar-baraawi | Naxwal Waadix | Dhagayso |
| 95 | Sh.Dhawiil | Alfiyatul Ibnu maalik | Dhagayso |









